Day: August 12, 2016
-
Ameerika
Ciyaaryahan Masri ah oo diidey inuu salaamo Yuhuud uu la tartamayey + Sawirro
(Rio de Janeiro) 12 Agoosto 2016 – Laacib Masri ah oo ciyaara Juudoowga ayaa ka dhaartay inuu gacan qaado laacib…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: SC Bastia vs Paris Saint Germain 0-1 (PSG oo guul caato caawa ku bilowday daafacashada horyaalka France)
Bastia (4-3-3): Leca; Djiku, Squillaci, Peybernes, Marange; Coulibaly, Cahuzac, Mostefa; Saint-Maximin, Crivelli, Diallo. Kaydka Bastia: Jerson Cabral, Danic, Nangis, Bifouma,…
Read More » -
Ameerika
DEG DEG: Messi oo si rasmi ah ugu soo laabtay xulka qarankiisa Argentina!
(Barcelona) 12 Agoosto 2016 – Lionel Messi ayaa xaqiijiyey inuu si rasmi ah ugu soo laabanayo xulka qaranka Argentina, warkan…
Read More » -
Afrika
Orodyanadda reer Afrika ee Almaz Ayana oo jebisey rikoodh 23-jir ahaa! + Sawirro
(Rio de Janeiro) 12 Agoosto 2016 – Gabadha reer Ethiopia ee Almaz Ayana ayaa cardaadiqaha ka dhigtay rikoodhka 23-jirka ah…
Read More » -
Wararka
RASMI: Juventus oo shaacisay lambarrada ay laacibiinteedu kala qaadan doonaan fasalkan 2016-17
(Torino) 12 Agoosto 2016 – Ma jiro qof qaatay lambarka Paul Pogba ka tegey ee 10 ee Juventus, maaddaama uu…
Read More » -
Italy
RASMI: AC Milan oo shaacisay lambarrada ay laacibiinteedu kala qaadan doonaan fasalkan 2016-17
(Milano) 12 Agoosto 2016 – AC Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday lambarrada ay laacibiinteedu qaadan doonaan fasal-ciyaareedkan 2016-17,…
Read More » -
Ameerika
Dabaasha Rio 2016: laba ciyaartooy oo mar qura wada galay kaalinta 1-aad, kuna wada guuleystay hal billad oo Dahab ah!
(Rio de Janeiro) 12 Agoosto 2016 – Laba Dabaalyahan oo lagu kala magacaabo Simone Manuel iyo Penny Oleksiak ayaa mar…
Read More » -
Uncategorized1
DEG DEG: Paul Pogba oo ganaax garka loo galiyey seegina doona kulanka axada…Muxuu bi’iyey?+SAWIRRO
(Manchester) 12 Agoosto 2016. Saxiixa cusub ee Manchester United kuna kacaya aduunka dhan £100million, Paul Pogba ayaa sugi doonaa kulankiisa…
Read More » -
Suuqa
DEG DEG: Adnan Januzaj oo ka tagay Manchester United, balse qaab ceynkee ah?
(Manchester) 12 Agoosto 2016.) Laacibka khadka dhexe ee Manchester United Adnan Januzaj ayaa amaah ugu biiray ololahan oo idil Sunderland.…
Read More » -
Italy
HESHIIS DHACAY: Kooxda Inter Milan & Joao Mario oo is afgartay! (Laacibka oo Milano laga sugayo)
Joao Mario ayaa heshiis afka ah la gaarey koxda Inter oo uu ogolaaday inuu ku biiro, iyadoo sida ay wararku…
Read More »