KARTUUNKA MAANTA: Farqiga u dhexeeya Ciyaaryahanada maanta iyo taageereyaasha dhinaca dhaqaalaha!

(Manchester) 11 Agoosto 2016. Manchester United waxa dhawaan aduun rikoor ah kula wareegtay Paul Pogba.
89 Milyan oo Pound, ayey uga iibsatay Juventus 23 jir waliba dhexda ka dheela iyadna far sani kahor bilaash u tegay!
Hadaba, iyadana oo ay maanta Ciyaaryahanada Kubadda Cagta duni iyaga u gaar ah jooga, ka waran taageereyaasha noloshooda! Kaba soo qaad…..cel celiska jamaahiirta (Average Fans).
Gool FM.