Isku aadka wareegga labaad ee League Cup oo la sameeyey… (Yey ku beegmeen kooxaha Chelsea iyo Liverpool?)

EFL-Cup

(England) 11 Agoosto 2016 – Waxaa la sameeyey isku aadka wareegga labaad ee League Cup, iyadoo ay ka dhex muuqdaan kooxaha Chelsea iyo Liverpool.

Kooxda Chelsea ayaa ku beegmaysa midkooda kooxaha Bristol Rovers/Bristol City oo kulan wada leh kooxdii soo adkaata.

Jurgen Klopp wiilashiisa ee Liverpool ayaa wajihi doona wareega labaad ee League Cup kooxda Burton Albion, halka Everton ay madaxa gelin doonto kooxda Yeovil.

Halkaan hoose ka eeg isku aadka wareegga labaad ee League Cup oo dhammaystiran:-

QPR v Rochdale

Scunthorpe v Cardiff/Bristol City

Watford v Gillingham

Peterborough v Swansea

Everton v Yeovil

Millwall v Nottingham Forest

Sunderland v Shrewsbury

Luton v Leeds

Chelsea v Bristol Rovers/Bristol City

Burton v Liverpool

Blackburn v Crewe

Accrington v Burnley

Crystal Palace v Blackpool

Morecambe v AFC Bournemouth

Preston v Oldham

Oxford v Brighton

Reading v MK Dons

Fulham v Middlesbrough

Newcastle v Cheltenham

Exeter v Hull City

Derby v Carlisle

Northampton v West Brom

Wolves v Cambridge

Stevenage v Stoke

Norwich v Coventry

Waxaa kulammadaan ayaa la ciyaari doonaa 22-ka bishaan aynu ku jirno ee Agoosto.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close