Ciyaartoyda Manchester United oo Sawirro Selfie ah ku soo dhoweeyay xidiggooda dunida ugu qaalisan + Sawirro

(Manchester) 11 Agoosto 2016 – Ciyaartoyda kooxda Manchester United ayaa si farxad leh ku soo dhoweeyay xidiggooda cusub ee ugu qaalisan dunida Paul Pogba, iyagoo la galay sawirro Selfie ah oo ay soo dhigeen barahooda Internet-ka.

Pogba ayaa heshiis taariikhi ah oo ku kacayay 105 Milyan oo Euro ay Man United kaga soo qaadatay kooxda Juventus, waxaana uu diyaar u yahay in uu xilli ciyaareedkan cusub la bilaabo kooxdiisa Man United.

SAWIRRO:

p1

p2

p3

p4

p5

p6

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close