Day: August 11, 2016
-
Ameerika
Tababaraha cusub ee xulka Argentina oo la kulmay Messi iyo Mascherano…(Maxaa laga hadlay, Miyay dib ugu soo laaban doonaan xulkooda?)
(Catalonia) 11 Argentina 2016. Tababaraha cusub ee xulka Argentina Edgardo Bauza ayaa la kulmay Leonel Messi iyo Javier Mascherano, fikirka…
Read More » -
England
Sidee Arsenal ugu guuleysan kartaa Premier League xilli ciyaareedka cusub?…( Jack Wilshere ayaa jawaabta kuu haya)
(London) 09 Agoosto 2016. Arsenal ayaa kaalinta labaad ku dhammeysatay horyaalka Premier League ee kal ciyaareedkii la soo dhaafay. Jack…
Read More » -
Italy
Milan oo maamineysa Mangala iyo Bocca oo baaqi sii ahaan doona
(Milano) 11 Agoosto 2016. Carlos Bacca ayaa la warinayaa inuu go’aansaday inuu sii joogo AC Milan maadaama uu jecel yahay…
Read More » -
Spain
Barceleno oo amaahisay Fiorentina xiddigeeda Cristian Tello
(Catalonia) 11 Agoosto 2016. Barcelona ayaa markale xiddigeeda Cristian Tello amaahisay kooxda Fiorentina ee ka dhisan Siere A dalka Talyaaniga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”AC Milan jacayl dartii baan u iibsadey, jacayl midkaa kasii wayn baanan usii iibiyey!” – Berlusconi
(Milano) 11 Agoosto 2016 – Madaxwaynaha sii baxaya ee AC Milan ee Silvio Berlusconi ayaa sheegay in iibinta naadiga oo…
Read More » -
England
Man United oo ku qasbeysa Jose Mourinho inuu ciyaartoy iibiyo si uu..
(Manchester) 11 Agoosto 2016. Manchester United ayaa la warinayaa inay ku qasbeyso tababaraheeda Jose Mourinho inuu ciyaartooy iska iibiyo ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Higuain waa doofaar” – Robert Prosinecki
(Torino) 11 Agoosto 2016 – Macallinka xulka Azerbaijan ee Robert Prosinecki ayaa sheegay inuu “ka argagaxay” qanaaska Juventus ee Gonzalo…
Read More » -
Spain
Ter Stegen oo dhaawac ku seegi doono Super Cup-ka Spain
(Barcelona) 11 Agoosto 2016 Kooxda Barcelona ayaa helaysa war aysan ku farxin kadib markii labaahiyay in goolhayehooda Marc Andre Ter Stegen uu…
Read More » -
England
Kadib katagistiisii Man City, Pellegrini oo ku dhaw inuu shaqo helo
(Madrid) 11 Agoosto 2016 Tan iyo markii uu katagay kooxda Man City tababare Manuel Pellegrini ayaan ka soo muuqan saxaafada sportiga…
Read More » -
England
“Ma garanayo No. 10 ka fiican Mesut Ozil.”. Saxiixa cusub ee Arsenal Granit Xhaka oo sugi la’ inuu ka garab ciyaaro xiddiga reer Germany
(London) 11 Agoosto 2016. Arsenal ayaa xagaagan xiddiga reer Swiss Granit Xhaka kala soo wareegtay Borussia Monchengladbach adduun dhan 33-milyan…
Read More »