Kaddib ku soo biiristii Man United ee Pogba ciyaaryahannada ugu qaalisan Caalamka oo hal koox laga dhigay

Paul-Pogba-signs-for-Manchester-United-wipeout-banner

(World) 10 Agoosto 2016 – Xiddigaha ka wada tirsan kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo iyo Bale, Paul Pogba iyo xiddigo kale ayaa ka soo muuqday hal koox oo laga sameeyey ciyaaryahannada ugu qaalisan Caalamka waqtigan.

Iyadoo Manchester United ay 105 Milyan oo Euro kula soo wareegtay xidiggii khadka dhexe ee naadiga Juventus Paul Pogba ayaa waxaa halkan idin kugu soo gudbinaynaa haddii ragga ugu qaalisan Kubadda cagta hal koox laga dhigo qaabka ay shaxdoodu noqonayso:-

shax1

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close