Kaddib imaanshihii Stones maxaa daw u ah Mangala?

JS48826451

(Manchester) 10 Agoosto 2016. Valencia are considering a loan move for Manchester City defender Eliaquim Mangala as reports over Skhodran Mustafi’s future at the club intensify.

Kooxda Kubadda Cagta ee Valencia ayaa qorsheneysa saxiixa daafaca dhexe ee Manchester City Eliaquim Mangala.

Dhinaca Pep Guardiola waxa ay shalay si rasmi ah ula soo wareegeen da’yarka England John Stones.

Valencia waxa shaki weyn uga jiraan daafeceeda Skhodran Mustafi oo lala xiriirinayo kooxo badan waxa ayna rabtaa in ay hesho badalkiisa.

Mangala waxa uu aduun dhan 32 Million uga soo biiray City kooxda FC Porto.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close