TAAS DARINIMO MA AHA! Taageereyaal ka soo kala jeeda Brazil iyo Argentina oo kulan Tennis ah isugu gacan qaaday+SAWIRRO

37034A1C00000578-0-image-a-50_1470697479031

(Rio) 09 Agoosto 2016. Waxaa Rio ka dhacday arin ARGAGAX ah kaddib markii taageere Argentinian ahaa oo daawanayey Tennis-ka ay feer is kala daaleen mid kale oo reer Brazil ah kaddib markii ay carradooda heer sare gaartay kulan ka tirsanaa Rio Olympics.

Booliska sida Militariga u tababaran ayaa soo fara galiyey daawadihii Argentineeska ahaa kaas oo feerka ka hadlayey kahor in aysan hareereen dadweynihii maxaliga ahaa.

Mid kale ayaa isku dayey in uu qaska sii shido markii uu calanka Brazil oo agtiisa yaala ku FALAADO laakiin taageere kale oo Argentiinees ah ayaa ka celiyey falkaas kahor inta aysan Booliiska soo galin.

37034ABF00000578-3730480-image-a-55_1470697713307 37034AC800000578-3730480-image-a-57_1470698595952 37039EF400000578-3730480-image-a-54_1470697705284 37039F0C00000578-3730480--a-56_1470697753690 37039F2100000578-3730480-image-a-52_1470697645347 37039FF000000578-3730480-image-a-53_1470697649762

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close