MUUQAAL & SAWIRRO: Tuugada & jeeb-siibka Rio de Janeiro oo Olombikadii badwayn tuugaysi u bedeley! (Naqii tuugada)

(Rio de Janeiro) 09 Agoosto 2016 – Fursad kasta. Dhibane kasta. Mararka qaar iyagoo koox kooxo ah ama kali ah, jeeb-siib iyo tuuganimo toos ahba, dembiilayaashani wax kasta way sameeynayaan si ay wax u xoogaan ama u dafaan.

Sidani waa qaabka ay tuugada Rio de Janeiro nolosha u maareeyaan, maalinba tan xigta, dhibane aan waxba galabsan, boorsaba boorso, mar kasta kaash baa u dagan.

Sawirro Facebook lagu faafiyey ayaa muujinaya sida ay u ba’an yihiin tuugada Rio de Janeiro, haatanna maaddaama ay Olombikadu halkaas ka socoto, waxaa la oran karaa naq bay degeen.

Bal muuqaalkan daawo si aad u aragti indha adaygga tuugadan oo badanaa toosba u weeraraya qofka ay ku arkaan wax qaali ah.

Halkan ka DAAWO….

Brazil Robbery video grabs from video desk

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close