Day: August 9, 2016
-
Spain
Real Madrid oo laba cad ka kaladhigtay Sevilla xili Ramos uu soo taabtay shabaqa (SAWIRRO)
(Madrid) 10 Agoosto 2016 Kooxda Real Madrid ayaa ku guulaysatay koobka Super Cup-ka yurub kadib markii ay 3-2 ugu awood sheegatay…
Read More » -
Italy
Leonardo Bonucci oo ku sii dhawaanaya inuu heshiis cusub u saxiixo Juventus
(Torino) 09 Agoosto 2016 Kooxda Juventus ayaa u muuqata mid ku guulaysatay sii haysashada daafaca diirada u saaran kooxaha Man City…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo rikoor cusub ka diiwaangashaday kulanka haatan socda ee Sevilla
(Madrid) 09 Agoosto 2016 Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa rikoor cusub ka sameeyay kulanka haatan socda ee kooxdiisu ay ka…
Read More » -
England
Valencia oo suuqa ugashay badalka daafaca diirada u saaran Arsenal ee Shkodran Mustafi
(London) 09 Agoosto 2016 Kooxda Arsenal ayeey ka go’antahay soo xerogalinta daafaca kooxda Valencia iyo xulka Germalka ee Shkodran Mustafi suuqa kala…
Read More » -
England
Miralem Pjanic oo ka hadlay katagistii Paul Pogba ee kooxda Juventus
(Torino) 09 Agoosto 2016 Saxiixa cusub ee kooxda Juventus Miralem Pjanic ayaa ka hadlay ka tagistii Pogba ee kooxdiisa kaas oo ku…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Real Madrid vs Sevilla 3-2 (Real oo ku raysay UEFA Super Cup)
Real Madrid XI: Casilla, Carvajal, Sergio Ramos, Varane, Marcelo, Casemiro, Kovacic, Isco, Asensio, Lucas Vazquez, Morata Kaydka: Yanez, Nacho, Benzema, James, Modric,…
Read More » -
Ameerika
MUUQAAL & SAWIRRO: Tuugada & jeeb-siibka Rio de Janeiro oo Olombikadii badwayn tuugaysi u bedeley! (Naqii tuugada)
(Rio de Janeiro) 09 Agoosto 2016 – Fursad kasta. Dhibane kasta. Mararka qaar iyagoo koox kooxo ah ama kali ah,…
Read More » -
England
Sami Khedira oo fariintan u diray Paul Pogba kaddib lacagihii waalida ahaa uu ugu biiray Man United
(Torino) 09 Agoosto 2016. Man United ayaa lacagihii ugu badnaa ebid suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kula soo wareegtay Paul Pogba.…
Read More » -
Italy
“Aabahay sifiican loolama dhaqmin” – Wiilka uu dhalay Mancini oo eedeeyay maamulka Inter Milan
(Milan) 09 Agoosto 2016 Filippo Mancini oo ah wiil uu dhalay tababarihii laga cayriyay Inter Milan ayaa eedeeyay maamulka kooxda reer…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CIYAAR & SIYAASAD: ”Waxaan moodi jirey inuu mar hore dhamaaday Dagaalkii Qaboobaa balse….” – Dabaalyahanadda Yulia Efimova oo reer Galbeedka weerartay!
(Rio de Janeiro) 09 Agoosto 2016 – Dabaal yahanadda Russian-ka ah ee Yulia Efimova, oo lagu orriyey markii ay guddoomaysey…
Read More »