Tageerayaasha xulka Brazil oo si xun ugu ooriyay Neymar iyo xiddigaha kale ee xulkooda kaddib bar-barihii labaad oo goolal la’aan ah..+SAWIRRO

(Brazil) 08 Agoosto 2016. Xulka Brazil ayaa ciyaartii labaad ee tartanka kubbada cagta ee Olympicada adduunka galay bar-baro goolal la’aan ah kulan ay la yeesheen xulka yar ee Ciraaq.

Xulka lagu naaneyso Samba ayaa kulankoodii furitaanka bar-baro 0-0 la dhaafi waayay xulka South Africa oo xitaa kaarka cas loo taagay.

Taageerayaasha xulka Brazil ayaa aad uga carooday in xulkooda oo waliba wata xiddigo waa wayn sida Neymar ay mari waayaan xulalka yar yar ee Ciraaq iyo South Africa waxaana taa u dheer in tartanka uu marti galinayo dalkooda.

Kulanka ugu dambeeya ee wareega group-yada ayuu xulka Brazil la yeelan doonaa xulka Denmark aroorta hore ee subaxa khamiista.

SAWIRRO:

2016 Rio Olympics - Soccer - Preliminary - Men's First Round - Group A Brazil v Iraq - Mane Garrincha Stadium - Brasilia, Brazil 07/08/2016. Neymar (BRA) (C) of Brazil walks away in dejection after conclusion of scoreless draw against Iraq. REUTERS/Ueslei Marcelino FOR EDITORIAL USE ONLY. NOT FOR SALE FOR MARKETING OR ADVERTISING CAMPAIGNS.

Neymar

Neymar jumps over Ali Alaa

Gabriel Barbosa reacts

Neymar heads the ball

Neymar during the match

Fans reacts from the stands

Iraq players celebrate after they held Brazil to a 0-0 draw

Neymar hides his head in shame as the Brazil players were booed off the pitch

Barcelona star Neymar was frustrated at the rough tackles of the Iraq players during Brazil's goalless Olympic football draw

Iraq goalkeeper Mohammed Hameed, right, and Alaa Ali celebrate at the end

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close