Day: August 8, 2016
-
Bannaanka Garoonka
TILLAABO CUSUB: Adidas oo markii ugu horreeysey taageerayaasha u ogolaatay inay naqshadeeyaan funaanadaha kooxohooda! (Waa kooxehee?)
(Herzogenaurach) 08 Agoosto 2016 – Adidas ayaa daboolka ka rogtey mubaadaro cusub oo la yiraahdo Creator Studio taasoo ay taageerayaashu ku…
Read More » -
Italy
DEG DEG: Frank De Boer oo kasoo degey Milano & berri oo uu heshiiska saxiixi doono + Sawirro
Chi ti incontro all’aeroporto di Amsterdam in transito (lui) per Milano io per Trondheim.#Coincidenze #neroazzurre pic.twitter.com/MQnyadgiyt — Aldo Serena (@Aldito11)…
Read More » -
England
EEG SAWIRKA: Pogba oo xiran maaliyada Man United
(Manchester) 08 Agoosto 2016. Paul Pogba ayaa maanta soo gaaray Manchester si uu u dhammeystiro heshiiska uu dib ugu soo…
Read More » -
Spain
Jorge Sampaoli oo cabsi ka muujiyay awooda Real Madrid ka hor kulanka Super Cup-ka
(Sevilla) 08 Agoosto 2016 Tababaraha kooxda Sevilla Jorge Sampaoli ayaa ka hadlay kulanka adag ee habeen dambe ay kooxdiisu ka horjeedo kooxda…
Read More » -
England
Pogba oo ku baasay tijaabada caafimaad iyo Man United oo berito…
(Manchester) 08 Agoosto 2016. Paul Pogba ayaa maanta soo gaaray magaalada Manchester ka hor inta uusan 90-ka milyan uga soo…
Read More » -
Germany
Mario Gotze oo diyaar u ah inuu ka hortago kooxdiisii hore ee Bayern Munich
(Dortmund) 08 Agoosto 2016 Kubadd abuurihii hore ee Bayern Munich Mario Gotze ayaa ka hadlay kulanka axada ay ka horjeedaan kooxda…
Read More » -
Soomaaliya
Idaacadda Gool FM oo kubaddo ugu deeqday qaar ka mid ah dhallinyarada Muqdisho+SWIRRO
(Muqdisho) 08 Agoosto 2016 Idaacadda Gool FM ayaa kubaddo ugu deeqday dhallin yaro da’yar oo ku ciyaareysay harreeraha Iskooska Tarabuunka ee…
Read More » -
Italy
RASMI: Thomas Vermaelen oo ku biiray kooxda Roma
(Roma) 08 Agoosto 2016 Daaficii kooxda Barcelona iyo xulka Belgium Thomas Vermaelen ayaa amaah hal xiliciyaareed ah ugu biiray kooxda Roma ee…
Read More » -
Italy
Tababarihii laga ceyriyay Inter Milan Roberto Mancini oo durba laga yaabo inuu ka shaqo galo…
(Milano) 08 Agoosto 2016. Tababaraha dhawaan laga ceyriyay xilka tababaranimo ee naadiga Inter Milan ee dalka Talyaaniga Roberto Mancini ayaa…
Read More » -
Germany
Kingsley Coman oo diidan inuu dib ugu laabto kooxda Juventus
(Munich) 08 Agoosto 2016 Laacibka garabka weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich iyo xulka France ee Kingsley Coman ayaa iska diiday inuu…
Read More »