SAWIRRO: Tafaftiraha goolFM.net oo ku sugan garoonka ciyaarta iminka dhex mareysa Arsenal vs Manchester City

(Gothenburg) 07 Agoosto 2016. Tafaftiraha webka goolFM.net ayaa si LIVE ah u daawanaya ciyaarta iminka Gothenburg ee dalka Sweden ku dhex mareysa kooxaha Premier League ee Arsenal iyo Manchester City.

Maxamed Xaaji Xuseen Raage ayaa ku sugan Ullevi Stadium isagoo goob joog u ah kulanka adag Man City iyo Arsenal oo iminka maraya 1-1 daqiiqada 70-aad ee ciyaarta.

Xaaji ayaa inooga warami doona oo warbixin innaga soo siin doona waxa gaarka ah uu ku arkay intii uu daawanayay ciyaartan xiisaha badan iyo kala duwanaanshaha marka aad si toos ah ciyaar u daawaneyso iyo markaad dhalada ka daawaneyso.

Waa markii 2-aad ee uu Maxamed Xaaji uu isagoo garoonka si rasmi ah ugu sugan uu ugasoo warramo Gool FM, isagoo 2013 Gool FM u joogey kulan dhexmarayay Real Madrid vs PSG.

SAWIRRO:

xaaji

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close