RASMI: Kooxda Celtic oo ku dhawaaqday saxiixa Scott Sinclair + Sawirro

(Celtic) 07 Agoosto 2016 – Kooxda kubadda cagta Celtic ayaa ku dhawaaqday inay dhammaystirtay saxiixa garabkii Naadiga   Aston Villa ee Scott Sinclair, kaasoo qalinka ugu duugay heshiis afar sanadood ah.

27-sano jirkaan ayaa shalay oo Sabti ahayd tijaabada caafimaad u maray kooxda reer Scottish, taasoo maanta shaaca ka qaaday dhammaystirka saxiixiisa.

Waxa uu Scott Sinclair kooxdiisa u cusub ee Celtic u xiran doonaa lambarka 11-aad.

SAWIRRO:

f117adf2802dbc10b6fad6e31f96f1ec CpPukrsWYAA0gg- 8d79b233bf373d451fd6081844376a56

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close