Liverpool oo afar gool lagu xaaqay saacado yar uun kaddib markii ay 4-gool uga soo adkaadeen Barcelona…+SAWIRRO

(Europe) 07 Agoosto 2016. Haddii aad ogeyd in Liverpool ay  afar gool kaga adkaatay Barcelona kulan saaxiibtinimo ay dhawaan ku yeesheen Wemblay waxaad tirada ku darsataa in iyana 4-0 lagu xaaqay wax ka yar 24-saacadood uun kaddib kulankii Barcelona.

Kooxda Mainz ee dalka Jaramalka ayaa afar gool iyo waxba ku suul daartay kooxda Liverpool ciyaar ay dhawaan ku yeesheen Opel Arena.

Khasaaraha soo gaaray Liverpool intaa oo kaliya kuma eka oo waxaa garoonka dhaawac canqowga ah looga saaray xiddigeeda qadka dhexe ee Marko Grujic.

SAWIRRO:

li

Liverpool captain Jordan Henderson looks frustrated as his side crumble to a loss to Mainz

The home side celebrate taking the lead in their pre-season friendly against Liverpool

Colombian striker Jhon Cordoba skipped past defender Joel Matip to double the hosts' lead 

Tottenham target Yunus Malli made it 3-0 with an impressive strike from the edge of the box

Jurgen Klopp salutes his former crowd after he was given a warm welcome upon his return

Divock Origi - usually such a threat up front - was kept quiet all afternoon by Stefan Bell

Leon Balogun was also impressive  as the home side never looked in danger of conceding

Henderson was not able to make an impact on the game - his passing was often loose

Emre Can looked understandably tired in warm conditions as the Mainz midfield were rampant

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close