DHEGEYSO: Barnaamijka G-14 ee idaacadda Gool FM oo aad loogu jeex jeexay iibka AC Milan (Waraysi)

(Gool FM) 07 Agoosto 2016 – AC Milan waxaa lagu iibsadey adduun ku dhow 1 bilyan oo iskugu jirta 740 hadda la bixinayo iyo ilaa iyo 350 milyan oo euro oo suuqa lagu bixinayo, taasoo saami dhan 99,93% ama ku dhowaad 100% milkilyadda Milan faraha ka Chinese-ka.

Haddaba, hoos ka dhegeyso waraysi arrintaa ku saabsan oo uu barnaamijka G14 iibka AC Milan kala yeeshay Maxamed Xaaji oo ah tifaftiraha webka GoolFM.net.

Waxaa waraysiga qaadaya Cabdullaahi Sulaymaan Baliil oo ah tifaftiraha idaacadda Gool FM Radio.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close