Day: August 7, 2016
-
Soomaaliya
GOOL FM OO GOOB JOOG AHAYD: Maxaan kusoo aragnay kulankii Arsenal vs Man City + Sawirro
(Gothenburg) 08 Agoosto 2016 – Waxaa galabta gegada caalamiga ah ee Ullevi Nora ee magaaladan Gothenburg ka dhacay kulan adag…
Read More » -
Spain
Cristiano Ronaldo oo waqtigii la filayay ka hor dib ugu soo laabtay Real Madrid laakiin…
(Madrid) 07 Agoosto 2016. Cristiano Ronaldo ayaa dib ugu soo laabtay Real Madrid saddex maalmood ka hor waqtigii la qorsheeyay…
Read More » -
England
“Ma macsalaameyn Pogba waxna kama ogi arrinkiisa,”. Tababaraha Juventus Allegri
(London) 07 Agoosto 2016. Manchester United ayaa ogolaatay heshiis ku kacaya 110-milyan oo bound ay kula soo wareegeyso xiddiga Juventus…
Read More » -
England
Liverpool oo afar gool lagu xaaqay saacado yar uun kaddib markii ay 4-gool uga soo adkaadeen Barcelona…+SAWIRRO
(Europe) 07 Agoosto 2016. Haddii aad ogeyd in Liverpool ay afar gool kaga adkaatay Barcelona kulan saaxiibtinimo ay dhawaan ku…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo hadlay kaddib Koobkiisii ugu horreeyay ee Man United….(Maxay tahay sababtii uu u badelay Juan Mata uu markii horeba badel ku keenay?)
(London) 07 Agoosto 2016. Jose Mourinho ayaa koobkiisii ugu horreeyay kula guuleystay kooxdiisa cusub ee Man United kaddib markii ay…
Read More » -
England
Muxuu Pogba ka yiri wararka sheegaya inuu tijaabada caafimaadka u marayo Man United?
(Manchester) 07 Agoosto 2016 Laacibka kooxda Juventus ka sii socda ee Paul Pogba ayaa ka hadlay wararkii ugu danbeeyay ee sheegaya…
Read More » -
England
Arsenal oo guul ay ka gaartay Man City ku soo xirtay kulamadeedii saaxiibtinimo (SAWIRRO)
(London) 07 Agoosto 2016 Kooxda Arsenal ayaa cashir u dhigtay dhigeeda Man City kulan ku soo idlaaday 3-2, Arsenal ayaa uga…
Read More » -
Italy
AC.Milan oo doonaysa laacibka Chelsea ee Juan Cuadrado
(Milan) 07 Agoosto 2016 Kooxda AC.Milan ee dalka talyaaniga ayaa doonaysa laacibka kooxda Chelsea ee Juan Cuadrado kaas oo amaah hal xiliciyaareed…
Read More » -
Wararka
SAWIRRO: Tafaftiraha goolFM.net oo ku sugan garoonka ciyaarta iminka dhex mareysa Arsenal vs Manchester City
(Gothenburg) 07 Agoosto 2016. Tafaftiraha webka goolFM.net ayaa si LIVE ah u daawanaya ciyaarta iminka Gothenburg ee dalka Sweden ku…
Read More » -
Italy
Juventus oo diirada saaratay afar laacib si ay u buuxiyaan booska Pogba
(Torino) 07 Agoosto 2016 Kooxda Juventus ayaa durbaba diirada saaratay afar laacib si ay u buuxiyaan booskii uu baneeyay laacibka reer…
Read More »