LIXDA LAGA HARAY: Maxay lixda macallin ee sanadkan ugu waawayn EPL ay ka yiraahdeen fasal-ciyaareedka cusub ee Sabtiga furmaya? (Daawo)

(London) 06 Agoosto 2016 – Waxaa Sabtiga soo aaddan oo ay taariikhdu ku beegan tahay 13-ka Agoosto si rasmi ah u furmi doona horyaalka heerka 1-aad ee dalkaasi Ingiriiska ee EPL.

Haddaba, horyaalka oo ay sanadkan iskugu yimaaddeen macallimiin waawayn oo heer caalami ah oo ay qaarna joogeen qaarna fasalkan soo biireen, qaarna kooxaha bedesheen maxay ka yiraahdeen moowsimkan cusub.

Bal hoos ka daawo 6-da macallin ee ugu waawayn horyaalka:

Halka ka DAAWO.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close