Jilaaga wayn ee Will Smith oo daboolka ka qaaday kooxda uu ka taageero Yurub!

(New York) 06 Agoosto 2016 – Jilaaga wayn ee Hollywood ee Will Smith ayaa daboolka ka rogey inuu taageere wayn u yahay kooxda ka dheesha horyaalka Talyaaniga ee Serie A isagoo leh – “Forza Roma!”

Aktarkan reer Maraykan ayaa Talyaaniga u jooga suuq gaynta film-kiisa cusub ee ‘Suicide Squad’ wuxuuna ka jawaabey su’aak ku saabsanayd Giallorossi.

“Forza Roma,” ayuu yiri Smith markaasuu uu deeto weriyuhu waydiiyey inuu taageero u yahay kooxda Luciano Spalletti.

“Oh, si wayn. Sida taas ku ogaatey? Waxay ii ahayd sir, lkn haatan sirtaas waad iga soo saartay!” ayuu raaciyey Will Smith.

FILE - In this March 2, 2014 file photo, Will Smith arrives at the Oscars at the Dolby Theatre in Los Angeles. Smith, Jared Leto and Tom Hardy are suiting up for DC Comics’ supervillain team-up film “Suicide Squad.” Warner Bros. confirmed the much anticipated casting of the film in an announcement Tuesday, Dec. 2, 2014.  (Photo by Chris Pizzello/Invision/AP, File)
FILE – In this March 2, 2014 file photo, Will Smith arrives at the Oscars at the Dolby Theatre in Los Angeles. Smith, Jared Leto and Tom Hardy are suiting up for DC Comics’ supervillain team-up film “Suicide Squad.” Warner Bros. confirmed the much anticipated casting of the film in an announcement Tuesday, Dec. 2, 2014. (Photo by Chris Pizzello/Invision/AP, File)

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close