DAAWO: Goolhayihii xalay gool ku laadka ka qabtay Cazorla uu u dabaal dagay sida in uu qaaday KOOB ADUUN!!

584921744(London) 06 Agoosto 2016. Kulankii saaxiibtinimo ee ay xalay Gunners dheeshay waxa ay judhiiba khasaarisay gool ku laad ay helaan.

Waxaa darbadaas goolka u dhaweyd loo xilsaaray oo beer dareyeeyey Sani Cazorla.

Waxa ayna timi xilli xerada ganaaxa lagu jilaafay Mathieu Debuchy…..

Waxaa sheekada xiiso u yeelay goolhaye Austbo o si la yaab leh ugu dabaal dagay qabashada goolku laadka waliba sida in uu RUXAY KOOBKA ADUUNKA!!!

DAAWO


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close