11-kii Ciyaaryahan ee ugu wacnaa Milan WAAYIHII Silvio Berlusconi

(Milan) 06 Agoosto 2016. Wararkii ugu dambeeyey ee shalay ayaa lagu xaqiijiyey in Milkiilaha Milan Silvio Berlusconi  uu ugu dambeyn ogolaaday iibinta kooxda reer Talyaani.

Silvio Berlusconi waxa uu u gacan galiyey Rossoneri shirkad Shiinees ah oo iibsatay 99.3% oo ahaa saamiga Ra’iisil Wasaarihii hore ee Italy.

Hadaba, iyada oo uu halkaas ku soo idlaan doono waayihii dheeraa ee Silvio ee guulaha saaxiibka u ahaa marka laga yimaado sanadahan dambe waxaan eegi doonaa 11-kii Laacib ee uu soo hogaamiyey!

Goolhaye | Sebastiano Rossi

1

Dambeed – Middig| Mauro Tassotti

2

Dambeed – Biddix | Paolo Maldini

3

Daafac- Dhexe | Franco Baresi

4

Daafac – Dhexe | Alessandro Nesta

5

Khad dhexe | Gennaro Gattuso

6

Khad dhexe | Demetrio Albertini

7

Khad dhexe | Andrea Pirlo

8

Af hore | Marco van Basten

9

Af hore | Andriy Shevchenko
11

Af hore | Filippo Inzaghi

12

 

SHAXDA OO KAAMILAN

pppppppppp

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close