Day: August 6, 2016
-
England
LIXDA LAGA HARAY: Maxay lixda macallin ee sanadkan ugu waawayn EPL ay ka yiraahdeen fasal-ciyaareedka cusub ee Sabtiga furmaya? (Daawo)
(London) 06 Agoosto 2016 – Waxaa Sabtiga soo aaddan oo ay taariikhdu ku beegan tahay 13-ka Agoosto si rasmi ah…
Read More » -
England
“Waxaan doonayaa inaan koobab la qaado Man United anoo ka bilaabaya Community Shield.”. Zlatan Ibrahimovic
(Manchester) 06 Agoosto 2016. Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay inuu Man United ugu soo biiray si uu koobab ugu guuleysto isagoona…
Read More » -
Italy
MUUQAAL & SAWIRRO: Milan oo uu Shiine iibsadey waxay maanta oo kale koobkeedii ugu dambeeyay ee rasmi ah ku qaadday ciidda Shiinaha!
(Milano) 06 Agoosto 2016 – Kooxda AC Milan ayaa waxaa shalay iibsadey ganacsato Chinese ah…Haddaba maanta oo kale 6-da Agoosto…
Read More » -
Aasiya
DUULLAANKA SHIINAHA: Marka lagasoo tago AC Milan & Inter Milan arag kooxaha reer Yurub ee ay Shiinuhu saamiyada ka iibsadeen!
(Zurich) 06 Agoosto 2016 – Kooxaha Milanese-ka ah ee Inter iyo AC Milan ayaa waxaa labadaba haatan iska leh dalka…
Read More » -
England
WAR CUSUB: Paul Pogba oo soo gaaray Ingiriiska si uu u dhammeystiro heshiiska Man United
(Italy) 06 Agoosto 2016. Paul Pogba ayaa soo gaaray Manchester si uu u dhammeystiro saxiixa Red Devils sida ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Jilaaga wayn ee Will Smith oo daboolka ka qaaday kooxda uu ka taageero Yurub!
(New York) 06 Agoosto 2016 – Jilaaga wayn ee Hollywood ee Will Smith ayaa daboolka ka rogey inuu taageere wayn…
Read More » -
England
Bayern Munich oo si cad uga hadashay mowqifka ay kataaganyihiin dib u soo laabashada Schweinsteiger
(Munich) 06 Agoosto 2016 Kooxda Bayern Munich ee dalka Jarmalka ayaa si cad uga hadashay mowqifka ay kataaganyihiin dib u soo…
Read More » -
Ameerika
“Lionel Messi wuu soo laabanayaa wuxuuna nagu hogaamin doonaa koobka adduunka…” Madaxwaynaha dalka Argentina
(Argentina) 06 Agoosto 2016. Madaxwaynaha dalka Argentina Mauricio Macri ayaa aaminsan in Lionel Messi uu ka laaban doono go’aankii uu…
Read More » -
Italy
Roma iyo Barcelona oo ka heshiiyay iibka Thomas Vermaelen (Goorma ayuu soo gaari doonaa Roma?)
(Roma) 06 Agoosto 2016 Kooxaha Barcelona iyo Roma ayaa ka heshiiyay iibka daafaca reer Belgium ee Thomas Vermaelen kaas oo ku guul…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Liverpool FC vs FC Barcelona 4-0 (Barca oo lagu barbartay)
Liverpool: Mignolet, Clyne, Lovren, Klavan, Milner, Can, Wijnaldum, Lallana, Coutinho, Firmino, Mane Kaydka: Manninger, Henderson, Grujic, Moreno, Brannagan, Origi, Ings, Matip, Stewart,…
Read More »