RASMI: Fernando Llorent oo ku biiray Swansea City….(Lambarkee loo xiray)+SAWIRRO

(England) 05 Agoosto 2016. Naadiga Swansea City ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa gacanta ku soo dhigtay weeraryahanka reer Spain ee Fernando Llorente kaa oo ay kala soo wareegtay kooxda Sevilla.

Lama shaacin lacagaha ay kula wareegtay balse 31-jirka jooga dheer ayaa u saxiixay kooxdiisa cusub heshiis labo sano ah uu ku sii joogi doono gegada Liberty Stadium.

LIorente ayaa Swansea City u xiran doona No.9.

SAWIRRO:

CpHf4dQWYAATe0I

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close