Man City vs Steaua Bucharest, FC Porto vs Roma, Isku aadka isreeb reebka Champions League oo la sameeyay

(Monaco) 05 Agoosto 2016 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka kulamada isreeb reebka koobka horyaalada yurub ee xiliciyaareedka cusub.

Man City oo ku dhamaysatay booska 4-aad ee kala saraynta horyaalka ingiriiska ayaa ku aaday kooxda reer Romania ee Steaua Bucharest.

Kulamada ugu adag ee wareega isreeb reebka Champions League xiliciyaareed kaan waxaa ka mid ah FC Porto iyo Roma, Villarreal iyo Monaco.

ISKU AADKA OO DHAMAYSTIRAN:

-Ludogorets v Plzen.

-Celtic v Hapoel Beer Sheva.

-FC Copenhagen v Apoel Nicosia. 

-Dundalk v Legia Warsaw. 

-Dinamo Zagreb v FC Red Bull Salzburg. 

-Steaua Bucharest v Manchester City. 

-FC Porto v Roma. 

-Ajax v Rostov.

-Young Boys v Borussia M’gladbach. 

-Villarreal v Monaco.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close