Day: August 5, 2016
-
Wararka
GOOGOOSKA: Viking vs Arsenal 0-8, Tottenham vs Inter Milan 6-1
Viking vs Arsenal 0-8 Tottenham vs Inter Milan 6-1 Gool FM
Read More » -
Ameerika
“Guul darro ayuu nooga dhigan yahay bar-barihii aan la galnay South Africa.”. Kabtanka xulka Brazil Neymar
(Brazil) 05 Agoosto 2016. Kabtanka xulka Brazil ayaa qiray in bar-barihii goolal la’aanta ay la galeen xulka South Africa kulankoodii…
Read More » -
France
Radamel Falcao oo la xaqiijiyay inuu muddo garoomada ka maqnaan doono kaddib…
(France) 05 Agoosto 2016. Kooxda Monaco ee ka dhisan Faransiiska ayaa xaqiijisay inay dhowr usbuuc dhaawac ku waayi doonto weeraryahankeeda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Iibka AC Milan waa xanuun badan yahay balse waa mid daruuri ah waayo waa la maalgelinayaa” – Berlusconi oo uu eraygii ugu horreeyay kasoo baxay kaddib iibka Milan + Sawirro
(Milano) 05 Agoosto 2016 – Silvio Berlusconi ayaa go’aanka uu 30 sano kaddib ku iibiyey kooxdaAC Milan oo gashay gacmaha…
Read More » -
Italy
RASMI: AC Milan oo la wareegtey daafaca Gustavo Raúl Gómez Portillo (Daawo)
(Milano) 05 Agoosto 2016 – AC Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay soo qaadatay daafaca reer Paraguay ee…
Read More » -
England
Zlatan Ibrahimovic oo lagu soo daray KABTANNADA Man United…(Goormaa loo ogol yahay inuu xirto calaamada KABTANKA?)
(Manchester) 05 Agoosto 2016. Goor dhow uun ayuu ku soo biiray Masraxa Riyada laakiin waxaa durba loo arkay hogaaamiye dabiici…
Read More » -
England
Guardiola oo beegsanaya goolhayaha Inter Milan ee Samir Handanovic
(Manchester) 05 Agoosto 2016 Tababaraha kooxda Man City Pep Guardiola ayaa beegsanaya goolhayaha kooxda Inter Milan ee Samir Handanovic suuqa kala iibsiga…
Read More » -
Suuqa
RASMI: Fernando Llorent oo ku biiray Swansea City….(Lambarkee loo xiray)+SAWIRRO
(England) 05 Agoosto 2016. Naadiga Swansea City ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa gacanta ku soo dhigtay weeraryahanka reer Spain…
Read More » -
France
PSG oo xadiday qiimaha ay ku iibinayso weerar yahankeeda Edison Cavani
(Paris) 05 Agoosto 2016 Kooxda reer France ee PSG ayaa xadiday qiimaha ay ku iibinayso weerar yahankeeda Edison Cavani kaas oo diirada…
Read More » -
England
RASMI: James Milner oo isaga fariistay xulka Ingiriiska
(Europe) 05 Agoosto 2016. Laacibka qadka dhexe ee xulka lagu naaneyso saddexda libaax ee James Milner ayaa si rasmi ah…
Read More »