SERIE A: Shaxaha & safafka ay fasalkan lasoo shirtegi doonaan kooxaha waawayn ee Talyaaniga

(Roma) 04 Agoosto 2016 – Horyaalka Serie A-da Talyaaniga oo ay sidii caadada ahayd ka qayb qaadanayaan 20 naadi ayaa oodda laga qaadi doonaa todobaad-dhamaadka 22-23 bishan Agoosto.

Haddaba kooxaha horyaalka Talyaaniga oo ay qaarkood si wayn isu xoojiyeen, kuwana ay weli suuqa ku jiraan ayaannu idiin haynaa shaxaha kooxaha ugu waawayn horyaalku ay lasoo shirtegi doonaan fasalkan 2016-17.

Haddaba, hoos ka eeg shaxaha kala duwan ee kooxaha ugu adag horyaalka.

b b1 b2 b4 b5 b6 b7

b8

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close