Mustaqbalka Raheem Sterling ee kooxda Man City oo uu mugdi soo galay kaddib…

FBL-AUS-ENG-ITA-MANCITY-ROMA-CUP

(Machester) 04 Agoosto 2016 – Raheem Sterling oo kooxda Manchester City kaga soo biiray Liverpool ayaa isagu bilihii ugu dambeeyey waxa uu la qabsan la’aa garoonka Etihad.

Waxaa hadda soo baxaysa in Sterling uu mugdi ku jiro mustaqbalkiisa kooxda Manchester City, kaddib markii ay Sky Blue samaysay saxiixo uu ka mid yahay xiddiga Jarmalka ah ee Leroy Sane.

Waxaan hadda soo baxaya warar sheegaya in tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola uu door bidayo xiddiga dhowaan galka ah ee kooxdaas Leroy Sane, taasoo mugdi gelinaysa mustaqbalka 21-sano jirkaan u dhashay Ingiriiska.

Hadda halkaan hoose ka eeg is barbardhig lagu sameeyey xiddigaha Man City hadda ka wada tirsan ee Kevin de Bruyne, David Silva, Leroy Sane, Raheem Sterling iyo Nolito waana midda kuu muujinaysa in Mustaqbalka Sterling ee City uu mugdi ku jiro.

sane
Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close