Juventus oo ku dhow saxiixa Blaise Matuidi

matu

(Torino) 04 Agoosto 2016. Waxaa la wariyay in Juventus ay ku dhawaaneyso saxiixa xiddiga qadka dhexe ee naadiga PSG ee dalka Fransiiska Blaise Matuidi.

Xiddiga reer France ayaa waqti dheer loo calaamadeeyay badelka suuro galka ah ee Paul Pogba , France Football ayaana sheeganeysa in Juve ay sameysay 35-milyan oo euro ay ku waydiisaneyso saxiixiisa.

Sida ay warineyso Calciomercato.it, tababare Max Allegri ayaa ka doorbidaya Matuidi xiddigaha kale ee qadka dhexe ee diirada u saaran kooxda xafidaneysa Serie A ee Axel Witsel iyo Moussa Sissoko.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close