Day: August 3, 2016
-
Wararka
-
Wararka
DHAAWAC XANUUN BADAN: Jeremy Menez oo dhegta uga go’ay dheeshii ugu horreeysey ee uu Bordeaux u saftay! + Sawirro
(Bordeaux) 03 Agoosto 2016 – Laacibka 29-jirka ah ee Jeremy Menez ayay dhinac dhan ka go’day dhegtiisa midig kaddib markii…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo shaki la’aan sheegay inay kooxdiisu Man United la soo saxiixaneyso hal laacib oo kale….(Toloow waa kee ma Pogba mise?)
(Manchester) 03 Agoosto 2016. Jose Mourinho ayaa qiray in Manchester United ay la soo saxiixan doonto hal laacib oo kale…
Read More » -
Spain
Gareth Bale oo kaligii kireystay Jasiiradda Tagomago si uu dalab GUUR ugu bandhigo saaxiibtiisa Emma Rhys-Jones
(Spain) 03 Agoosto 2016. Xiddiga dheereeya ee kooxda Real Madrid Gareth Bale ayaa adduun dhan 380,000 oo bound ku kireystay…
Read More » -
England
“Costa aaduu ugu faraxsan yahay inuu nala sii joogo.”. Conte
(London) 03 Agoosto 2016. Weeraryahanka reer Spain Diego Costa ayaa lala xiriirinayay inuu xagaagan dib ugu laabanayo kooxdiisa hore ee…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Manchester United vs Everton 0-0 (Mou & Man U oo Everton mari waayey)
TOOS Old Trafford Manchester United: De Gea, Valencia, Bailly, Blind, Shaw, Carrick, Herrera, Lingard, Rooney, Martial, Ibrahimovic. Kaydka: Johnstone, Romero,…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda Inter Milan oo ku dhawaaqday saxiixa Antonio Candreva… (Daawo Sawirrada)
(Milano) 03 Agoosto 2016 – Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee Waddanka Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday inay dhammaystirtay saxiixa laacibka…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: FC Barcelona – Leicester City 4-2 (Messi oo muuqaal cusub leh & maqaawiirtiisa oo Leicester 4 u miisay)
Barcelona: Vidal, Mathieu, Marlon, Camara; Roberto; Denis, Arda; Messi, Suarez, Munir Kaydka: Suarez, Samper, Sergio, Alena, Martínez, Mascherano, Mujica, Carbonell, Nili, Alfaro Leicester: Zieler;…
Read More » -
England
Conte oo albaabka ka xirtay Milan iyo Juventus: Cuadrado waa laacib ka tirsan Chelsea”
(London) 03 Agoosto 2016 Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa albaabka ka xirtay kooxaha Milan iyo Juventus kuwaas oo aad u…
Read More » -
England
Ancelotti oo iska fogeeyay in kooxdiisu ay la soo wareegayso Bastian Schweinsteiger
(Munich) 03 Agoosto 2016 Tababaraha kooxda Bayern Munich Carlo Ancelotti ayaa iska fogeeyay in kooxdiisu ay la soo wareegayso laacibka Man…
Read More »