SAWIRRO: Real Madrid oo soo bandhigtay maaliyadeeda saddexaad

(New York) 02 Agoosto 2016. Real Madrid ayaa maaliyadeeda saddexaad ee xilli ciyaareedka cusub 2016-17 ku soo bandhigtay magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Xiddigaha sida James Rodriguez, Marcelo, Lucas Vazquez, Keylor Navas iyo Alvaro Morata ayaa ka mid ah kuwa soo bandhigay maaliyada cusub ee Los Blancos.

SAWIRRO:

madrid

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close