SAWIRRO: Liverpool oo dib ugu soo laabatay Ingiriiska kaddib…

(England) 02 Agoosto 2016. Liverpool ayaa dib ugu soo laabatay Ingiriiska kaddib markii ay soo gabo gabeysay kulamadii saaxiibtinimo ay ku yeelaneysay Mareykanka.

Kooxda ku ciyaarta Anfield ayaa kulankeedii ugu dambeeyay guul darro kala kulantay kooxda reer Talyaani ee AS Roma, waxaa uga sii horreeyay guul ay ka gaartay AC Milan iyo guul darro  ka soo gaadhay kooxda Chelsea ee kala dhisan Ingiriiska, taa oo la micno ah inay hal kulan uun guuleystay kulamadii ay Mareykanka ku soo ciyaartay.

Liverpool ayaa ku daah furan doonta Premier League kooxda Arsenal laakiin waxay ka hor la ciyaari doontaa kulamo saaxiibtinimo kooxda Barcelona oo ay sabtida kula ciyaari doonto Wembley, maalin kaddib ayayna la ciyaari doontaa kooxda Mainz .

SAWIRRO:

sawir

Daniel Sturridge

Daniel Sturridge

Jordan Henderson

Emre Can

James Milner

Philippe Coutinho

Divock Origi

Robbie Fowler

Jordan Henderson

Nathaniel Clyne

Simon Mignolet

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close