DHEGEYSO: Waraysi ku saabsan Ciyaaraha SEUKI 2016 oo Stockholm lagusoo afjaray

(Stockholm) 02 Agoosto 2016 – Waxaa magaalada Stockholm ee caasimadda dalkan Sweden lagusoo abyey tartanka qurba joogta Soomaaliyeed sanadkiiba xagaaga loo dhigo ee Seuki 2016.

Waxaa tartankaasi oo ay hanatay kooxda Örebro sanadkan goob joog ka ahaa tifatiraha webka GoolFM.net ee Maxamed Xaaji oo min biloow ilaa dhamaad soo duwayey ciyaarahaasi.

Haddaba, idaacadda Gool FM ayaa arrintaasi ka waraysatay tifaftiraha ee hoos ka dhegeyso waraysiga oo uu qaadayo weriye Cabdullaahi Sulaymaan Baliil oo ku sugan istuudiyaha 1-aad ee idaacadda Gool FM ee magaalada Muqdisho.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close