Day: August 2, 2016
-
Soomaaliya
SEUKI 2016: Tartankii oo lasoo afjaray & kooxda Örebro oo koobka hanatay + Sawirro xul ah
(Stockholm) 03 Agoosto 2016 – Waxaa magaalada Stockholm ee caasimadda Sweden lagusoo abyey tartanka Seuki 2016 ee xagaaga loo dhigo…
Read More » -
England
SAWIRRO: Liverpool oo dib ugu soo laabatay Ingiriiska kaddib…
(England) 02 Agoosto 2016. Liverpool ayaa dib ugu soo laabatay Ingiriiska kaddib markii ay soo gabo gabeysay kulamadii saaxiibtinimo ay…
Read More » -
England
John Obi Mikel oo si cad uga hadlay mustaqbalkiisa Chelsea
(London) 02 Agoosto 2016. Laacibka reer Nigeria John Obi Mikel ayaa si cad uga hadlay mustaqbalkiisa kooxda Chelsea wuxuuna carabka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DHEGEYSO: Waraysi ku saabsan Ciyaaraha SEUKI 2016 oo Stockholm lagusoo afjaray
(Stockholm) 02 Agoosto 2016 – Waxaa magaalada Stockholm ee caasimadda dalkan Sweden lagusoo abyey tartanka qurba joogta Soomaaliyeed sanadkiiba xagaaga…
Read More » -
England
Kulanka lagu sharfayo Wayne Rooney ee berito dhex maraya Man United iyo Everton oo taariikh ka sameyn doona Ingiriiska…(Wuxuu noqon doonaa kulankii ugu horreeyay ebid ee..)
(Manchester) 02 Agoosto 2016. Masraxa riyada Old Trafford ayaa lagu wadaa inuu berito kulan qiimo wayn ku dhex maro kooxaha…
Read More » -
Italy
Maxaa ka jira dalabka la sheegay inay Inter Milan u gudbisey Gabigol?
(Vila Belmiro) 02 Agoosto 2016 – Ma jiro wax dalab ah oo ay Inter Milan ku doonayso weerarka Gabriel Barbosa…
Read More » -
Wararka
Xiriirka kubbada cagta Turkiga oo shaqada ka ceyriyay 94-Garsoorayaal kaddib af-gambigii dhicisoobay ee dalkaasi
(Istanbul) 02 Agoosto 2016. Xiriirka kubbada cagta dalka Turkiga ayaa shaqada ka saaaray 94 ka mid ah saraakiisheeda oo ay…
Read More » -
Suuqa
Chelsea oo diyaar u ah inay Loic Remy qeyb uga dhigto heshiiska ay dib ugu soo ceshaneyso Lukaku
(London) 02 Agoosto 2016. Chelsea ayaa diyaar u ah inay Loic Remy u bandhigto kooxda Everton si ay qeyb uga…
Read More » -
England
Arsenal oo heshiis shaqsi ahaaneed la gaartay Alexandre Lacazette, Usbuucan ayaa la filayaa in…
(London) 02 Agoosto 2016. Arsenal ayaa la warinayaa inay heshiis shaqsi ahaaneed la gaartay weeraryahanka kooxda Lyon Alexandre Lacazette, usbuucan…
Read More » -
Italy
Juventus oo u dhaqaaqi doonta saxiixa Blaise Matuidi haddii uu katago Paul Pogba
(Torino) 02 Agoosto 2016 Juventus ayaa durbadiiba bilowday raadinta badalka laacibka qadka dhexe ee Paul Pogba kaas oo ku sii jeeda…
Read More »