Juventus oo rabta in ay Chelsea kala soo wareegto Juan Cuadrado

Cuadrado

(London) 01 Agoosto 2016. Kooxda Kubadda Cagta ee Juventus wali waxa ay xiiseeneysaa garabka Chelsea Juan Cuadrado.

Laacibka u dhashay Colombia ayaa u saftay Juve kal hore kaddib markii uu amaah uga tegay Blues.

Hayeshee, waxa uu haatan ku jiraa qorshaha Antonio Conte oo ka hela xirfada xiddigii hore ee Fiorentina.

Sida laga soo xiganayo Premium Sport, Juventus waxa ay isku dayi doontaa in ay kala soo wareegto Chelsea.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close