Day: August 1, 2016
-
Spain
Rooney oo daaha ka rogay, Daaficii ugu qatarsanaa, qadkii dhexe ee ugu cajiibsanaa iyo weeraryahankii ugu halista badnaa uu ebid ka horyimaado
(England) 01 Aguusto 2016. Kabtanka Man United Wayne Rooney ayaa mar uu wareysi siinayay www.waynerooney.com. Daaha ka rogay daaficii ugu…
Read More » -
Suuqa
EEG SAWIRKA: Miyuu Paul Pogba u soo duulay Manchester United?
(America) 01 Agoosto 2016. Saxaafada ayaa maalmahaanba aad u hadal heysa sheekada Pogba uu lacagaha rikoodhka ah ee 100-ka milyan…
Read More » -
France
“Waa qofka ugu dambeeya ee yimaada Tababarka, laakiin marka wax la cunayo waa safka hore.”. David Luiz iyo saxiixa cusub ee PSG Ben Arfa oo si xun isugu camirtay
(Paris) 01 Agoosto 2016. Laacibka reer Brazil ee ku caanka baxay kaftanka joogtada ah ee David Luiz ayaa durba ku…
Read More » -
Italy
Juventus oo sare u qaaday qiimaha ay ku dooneyso Axel Witsel laakiin…
(Turino) 01 Agoosto 2016. Naadiga xafidaneysa horyaalka Serie A ee Juventus ayaa la warinayaa inay sare u qaaday qiimaha ay…
Read More » -
England
Schweinsteiger oo lagu qabsay inuu tababarka la qaato kooxda keydka Man United iyo laacibka oo…
(Manchester) 01 Agoosto 2016. Jose Mourinho ayaa la warinayaa inuu Bastian Schweinsteiger ku qasbay inuu tababarka la sameeyo safka labaad…
Read More » -
Suuqa
Arsenal oo bartilmaameedsaneysa daafac u dheela Torino
(London) 01 Agoosto 2016. Arsenal ayaa la soo warinayaa in ay dalab €16 million ka gudbisay daafaca u dhashay Brazil…
Read More » -
Uncategorized1
Juventus oo rabta in ay Chelsea kala soo wareegto Juan Cuadrado
(London) 01 Agoosto 2016. Kooxda Kubadda Cagta ee Juventus wali waxa ay xiiseeneysaa garabka Chelsea Juan Cuadrado. Laacibka u dhashay…
Read More » -
England
Romelu Lukaku oo saaxiibadiisa Everton u sheegay inuu doonayo Chelsea
(England) 01 Agoosto 2016. Romelu Lukaku ayaa u sheegay xarfaantiisa Everton inuu doonayo inuu ka tago kooxda xagaagan. Express ayaa…
Read More » -
Spain
NIN CULUS: Rugcadaagii Barcelona Xavi oo DOONIDIISA qaaliga ah ee raaxada ugu deeqay Qoxootiga si ay uga gudbaan badda
(Qatar) 01 Agoosto 2016. Kabtankii hore ee kooxda Barcelona Xavi ayaa doonidiisa gaarka ah ee raaxada misane qiimaha badan ku…
Read More » -
Spain
James Rodriguez oo diyaar u ah inuu soo jiito tababare Zidane si uu u helo boos joogto ah
(Madrid) 01 Agoosto 2016 Laacibka reer Colombia ee James Rodriguez ayaa firfircooni kula soo laabtay kooxdiisa kadib markii uu soo dhamaystay…
Read More »