Month: August 2016
-
Suuqa
10-kii saxiix ee maanta (Deadline Day-ga) loogu hadal haynta badnaa barta Twitter-ka
(London) 01 Semtembar 2016. Maalinka suuqa kala iibisga ciyaaryahanada ugu dambeeyey (Deadline Day), waxaa loogu hadal hayn badnaa saxiixyadan badankood…
Read More » -
Italy
RASMI: Mati Fernandez oo ku biiray AC Milan
(Milano) 31 Agoosto 2016 – Mati Fernandez ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda AC Milan oo uu qaab amaah…
Read More » -
Uncategorized1
Xiddig Manchester United muhiim u ah oo waajibaad qaran ku dhaawacmay
(Manchester) 01 Sebtembar 2016. Laacibka khadka dhexe ee Manchester United Henrikh Mkhitaryan ayaa qeybtii hore laga saaray isaga oo waajibaad…
Read More » -
England
SAWIRRO+MUUQAAL: Jack Wilshere oo si rasmi uga mid noqday Bournemouth…(Lambarkee loo xiray)+SAWIRRO
(England) 31 Agoosto 2016. Xiddiga qadka dhexe ee Arsenal Jack Wilshere ayaa heshiis amaah ah ugu biiray kooxda Bournemouth ee…
Read More » -
Germany
SAWIRRO: Bastian Schweinsteiger oo ilin/ooyin jabsaday kaddib markii…..
(Germany) 31 Agoosto 2016. Rugcadaaga reer Germany Bastian Schweinsteiger ayaa ilinta ceshan waayay mar loo saameeyay kulan sagootin ah ciyaar…
Read More » -
Suuqa
RASMI: Alvaro Arbeloa oo ku biiray West Ham
(London) 31 Agoosto 2016. West Ham waxa ay dhammeeystirtay saxiixa daafacii Real Madrid ololihii tagay ka fariistay Alvaro Arbeloa. Xiddigan…
Read More » -
Uncategorized1
RASMI: Leicester City oo la wareegtay Islam Slamani
(Leicester) 31 Agoosto 2016. Leicester City waxa ay dhammeeystirtay saxiixa weeraryahanka Algeria Islam Slimani. Laacibka waxa uu ka soo tagay…
Read More » -
Uncategorized1
RASMI: Nice oo la wareegtay Baloteli
(Nice) 31 Agoosto 2016. Ugu dambeyn Mario Baloteli waxa uu helay kooxdii u xigtay Liverpool oo laga nacay isaga oo…
Read More » -
Italy
“Hooyadeey ayaa diiday inaan ku biiro AC Milan.”.
(Italy) 31 Agoosto 2016. Geesiga kubada cagta Talyaaniga wuxuu u wareegsan lahaa San Siro markuu yaraa, hase yeeshee inuu halkaas…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
10-kii saxiix ee xagaagan loogu hadal haynta badnaa barta Twitter-ka
(Muqdisho) 31 Agoosto 2016. Waxa si weyn loogu dhag taagayey xagaagan suuqa kala iibsiga tan iyo markii uu bilowday, laguma…
Read More »