Xiddigaha ka soo jeeda Afrikada dhexe oo ku Qarwa ka cayaarista horyaalka Soomaaliya [Waraysi]

Hormarada is daba jooga ee ka socda Soomaaliya  gaar ahaan Cayaaraha ayaa keentay in ay usoo safraan wadanka cayaartooy ajaaniba kuwaasoo u cayaara kooxaha heerka koowaad ee horyaalka Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhagayso wareysi Goolfm Radio uu la yeeshay Ciyaaryahan Cameroon ah kaasoo jecel in uu yimaado Soomaaliya kana cayaaro horyaalka Dalka.

https://youtu.be/Rjt1o3zYeDQ

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close