Mustaqbalka Roberto Mancini ee Inter Milan oo lakala cadayn doono 3-maalin gadahood

(Milan) 31 Luulyo 2016 Wararka ka imaanaya talyaaniga ayaa sheegaya in kooxda Inter Milan ay kala cadayn doonto mustaqbalka tababarehooda Roberto Mancini.

Calcio News 24 ayaa baahisay in tababare Roberto Mancini uu kulan la qaatay khamiistii madaxwaynaha kooxda Inter Milan Erick Thohir iyo wiilka uu dhalay milkiilaha kooxda ee Steven kaas oo laga dareemay isku dhawaansho labada dhinac ah.

Roberto Mancini oo qandaraaskiisa Inter Milan ay ka harsantahay kaliya hal xiliciyaareed ayaan ku qanacsanayn siyaasada suuqa kala iibsiga ee kooxda.

Mancini 1

Wararka ayaa intaa ku daraya in mustaqbalka tababare Roberto Mancini ee Inter Milan lakala cadayn doono 72-saac ee soo socda.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close