KAARTUUNKA MAANTA: Zlatan Ibrahimovic oo cabsi galiyey Joe Hart!

(Manchester) 31 Luulyo 2016. Weeraryahanka Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa kulankiisii ugu horreeyey u saftay United xalay.

Red Devils waxa ay 5-2 uga badisay Galatasaray kulanka oo lagu dheelay Sweden.

Zlatan oo xagaagan bilaash ugu yimi dhinaca Mourinho ayaa dhaliyey Labaaleey muddo afar daqiiqo ah oo ay ciyarta socotay!

Laacibka oo caan ku ah goolasha ceynkaas ah ayaa khal khal ku galin karaa arintaas Goolhayeyaasha Premier League oo uu ugu horreeyo Joe Hart….Xusuuso mid cajiib ah ayuu uga dhaliyey kulan ay dheelen Sweden iyo England!

cartoon-ibrahimovic-scores-on-man-utd-debut_1xpruwv7zmudo1li85yfp2fhct

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close