SAWIRRO: Kooxda AC Milan oo booqatay xarunta wayn ee Twitter

(San Francisco) 30 Luulyo 2016 – Kooxda AC Milan oo Maraykanka uga qayb qaadanaysa tartanka Horyaallada Adduunka ee ICC oo ay kulanka 2-aad caawa xilli dambe la leedahay Liverpool ayaa booqatay xarunta sharikadda Twitter.

Laacibiinta Rossoneri, oo markii hore booqday buundada Golden Gate ayaa sidoo kale markan gaarey rugta Twitter oo iyaduna ku taalla isla magaalada qurxoon ee San Francisco, California.

Waxaa sidoo kale inuu baaqday loo badinayaa booqasho ay ku kala bixin lahayd xabsiga caanka ah ee badda ku dhex yaalla ee Alcatraz oo ku yaalla Gacanka San Francisco Bay iyo meelo kale.

Sawirrada hoos ka daawo.

b b2 b3 b4 b5

b1

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close