NATIIJO: Manchester United 5-2 Galatasaray (Ibrahimovic oo Labaaleey dhaliyey!)+SAWIRRO

(Gottenburg) 30 Luulyo 2016.

Manchester United waxa ay ku dur durisay Galatasaray kulankii saaxiibtinimo ee ay Sweden kula dheeshay.

Zlatan Ibrahimovic oo laba tababar kaddib u ciyaaray kulankii ugu horreeyey United ayaa dhaliyey Labaaleey.

Hase yeshee, goolkiisa waxaa laba ugu jawaabay Sinan Gumus iyo Bruma balse qeybtii dambe ayey Red Devils karaar qaateen.

Weyne Rooney (2), Fellaini iyo Mata oo mid HAL kala dhaliyey ayaa u sahlay in dhinaca Mourinho ay ku badiyaan 5-2.

SAWIRRO

1469900911490_lc_galleryImage_Football_Soccer_Galatasar 1469901835434_lc_galleryImage_Football_Soccer_Galatasar 1469902289970_lc_galleryImage_Football_Soccer_Galatasar 1469903015549_lc_galleryImage_Manchester_United_Manager 1469903433605_lc_galleryImage_Zlatan_Ibrahimovic_of_Man 1469904849221_lc_galleryImage_Football_Soccer_Galatasar 1469905410111_lc_galleryImage_GOTHENBURG_SWEDEN_JULY_30 1469905442513_lc_galleryImage_Football_Soccer_Galatasar 1469906249730_lc_galleryImage_Jesse_Lingard_of_Manchest 1469906898385_lc_galleryImage_epa05449202_Galatasaray_s 1469906908113_lc_galleryImage_epa05449201_Manchester_Un 1469906923681_lc_galleryImage_epa05449205_Manchetser_Un

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close