DAAWO: Labaaleeydii uu dhaliyey Zlatan Ibrahimovic

1469903433605_lc_galleryImage_Zlatan_Ibrahimovic_of_Man

(Manchester) 30 Luulyo 2016. Weeraryahanka cusub ee Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa kulankiisii ugu horreeyey u saftay dhinaca Mourinho.

Ibrahimovic oo bilaash ugu soo biiray Red Devils xagaagan kaddib markii uu ka dhacay qandaraaskii uu kula PSG ayaa laba maalmood oo qura tababar la qaatay madaama uu fasax ku maqnaa.

Xiddiga waxa uu caawa ku soo biloway safkii United ee dalkiisa Sweden kula dheelay Galatasaray waxa uuna ka dhaliyey LABAALEEYDAN!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close