Chelsea vs Real Madrid, Man United vs Galatasaray, Liverpool vs AC Milan iyo kulamo kale oo saaxiibtinimo oo maanta dhacaya….(Ka bogo saacadaha la ciyaari doono)

interr

(Europe) 30 Luulyo 2016. Waxaa maanta la ciyaari doonaa kulamo xiiso badan oo saaxiibtinimo iyadoo ay is wajihi doonaan qaar ka mid ah kooxaha ugu tunka wayn kubbada cagta adduunka.

Inkastoo ay dhacayaan kulamo badan oo saaxiibtinimo waxaan idin soo xulnay kuwooda ugu xiisaha badan.

Real Madrid vs Chelsea. 10:00 Habeennimo.

Man United vs Galatsaray. 8:30 Habeennimo.

Liverpool vs AC Milan 5:00 Salaada subax.

Bayern Munich vs Inter Milan. 12:00 Habeenimo.

Barcelona vs Celtic. 7:45 Habeenimo.

PSG vs Leicester City. 6:30 beri subax aroortii.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close