Paolo Maldini oo SADDEX bilood gadahood waayay Aabihii iyo hooyadii

Former AC Milan and Italy national team player Paolo Maldini takes part in a funeral of Cesare Maldini at Saint Ambrogio  in Milan on April 5th, 2016.  Former AC Milan defender and Italy coach Cesare Maldini has died, aged 84. As a player, Maldini won four Serie A titles with Milan, as well as their first European Cup in 1963. He then managed the club between 1972-1974. In 1996, he became the coach of Italy - with son Paolo captaining the team - before going on to lead Paraguay in the 2002 World Cup. (Photo by Federico Ferramola/NurPhoto)

(Italia) 29 Luulyo 2016. Kabtankii AC Milan Paolo Maldini oo waayay aabihii bishii Abriil ee la soo dhaafay ayaa misane waayay maanta hooyadii Marisa Mazzuchelli.

Maldini aabihii Cesare oo ahaa rugcadaa kubbada cagta ah ayaa geeriyooda 3-da bishii Abriil ee la soo dhaafay iyadoo loo sameeyay aas wayn oo ay ka soo qeyb galeen xiddigo badan oo kubbada cagta ah.

AC Milan ayaa warbixin ay soo saartay uga tacsiyeysay Maldini dhimashada ku timid hooyadii Marisa Mazzuchelli.

Kabtankii Inter Milan Javier Zanetti oo ay sida wayn u xifaaltami jireyn Paolo Maldini ayaa boggiisa Twitter ku soo qoray: “Waqtigan xanuunka badan, waxaan aad ugu dhawahay Paolo Maldini iyo dhammaan reerkiisa.”.

maldini

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close