Luis Suarez oo TAALO  looga taagay dalkiisa Uruguay iyo taageerayaasha oo ku camirtay….+SAWIRRO

suarez

(Uruguay) 29 Luulyo 2016. Weeraryahanka Barcelona Luis Suarez ayaa TAALO lagu sharfayo looga taagay dalkiisa hooyo ee Uruguay laakiin taageerayaasha ayaa durba ka jeex jeexay oo ku sheegay inay tahay taalo fool xun.

Waxaa la xusuustaa in Taalo loo sameeyay kol hore Messi ay qabsatay baraha bulshada iyadoo lagu sheegayo inay tahay mid ka mid ah taalooyinkiii ugu foosha xumaa.

Hasayeeshee, Suarez ayaa u mahad celiyay qof kasta oo ku lug lahayd taalada lagu sharafayo oo looga taagay dalkiisa.

Ninka ay eeda inta badan ku soo biyo shubaneyso ee sameeyay taaladan Alberto Morales ayaa ku andacoonaya inuusan weligii la kulmin Suarez isla markaana uu taalada ka sameeyay uun isagoo fiirinaya sawiradiisa uu ka helay Internet-ka.

SAWIRRO:

Luis Suarez

 Luis Suarez

Luis Suarez

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close