Hadda kaddib Twitter-ka ayaad ka daawan doontaa Goolasha cayaaraha Premier League iyo goos gooskooda

(England) 29 Luuliyo 2016 – Dadka jecel ciyaaraha Kubadda Cagta Ingiriiska iyo Ireland ayaa xilli ciyaareedka cusub 2016-17 waxa ay goolasha Horyaalladaasi iyo goos gooska ka daawan doonaan Shabakadda caanka ah ee ‘Twitter-ka’.

Shirkadda Twitter ayaa heshiis la gashay Shabakadda ‘Sky Sports’ si dhacdooyinka Isboorti ee xiisaha leh ay taageerayaashu ugala socdaan bartaasi.

Twitter waxa ay sidan oo kale goos gooska goolasha ciyaarihii Euro 2016, ku soo bandhigi jirtay Boggeeda taasoo ay u riyaaqeen dadka ku taxan cayaaraha Kubadda Cagta.

Twitter

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close