DAAWO MUUQAALKA: Goolkii madiga ahaa ee ay Atletico Madrid kaga badisay kooxda Tottenham

Tottenham

(Melbourne) 29 Luuliyo 2016 – Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee Waddanka Spain ayaa 1-0 ku martay naadiga reer England ee Tottenham kulan ka tirsan  International Champions Cup oo ka dhacay  Melbourne.

Spurs ayaa ka niyad jabtay guuldarradan ka soo gaaray isdiyaarinta xilli ciyaareedka, waxaana goolka guusha ka dhaliyey Diego Godin.

Xidigga xulka qaranka Uruguay Godin ayaa dhammaystiray kubbad laad xor ah (free-kick) ah oo la soo karoosay.

Halkaan hoose ka eeg goolkii madiga ahaa ee looga adkaaday Tottenham:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close