Day: July 29, 2016
-
Ameerika
”Wiilkaygu wax khalad ah ma samaynin” – Higuain aabihii
(Beunes Aires) 30 Luulyo 2016 – Aabaha Gonzalo Higuain ayaa wiilkiisa difaacey, isagoo ku adkaysanaya inuusan wiilkiisu ku khaldanayn inuu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: Vieri oo isagoo konton ku socda kubadda kusoo laabtay!
(Roma) 29 Luulyo 2016 – “Bobo waa soo laabtay. Waxaan u socdaa inaan China ka ciyaaro.” ayuu Christian Vieri ku…
Read More » -
Wararka
SAWIRRO: AC Milan oo soo bandhigtay funaanaddeeda 3-aad ee 2016-17
(Milano) 29 Luulyo 2016 – Kooxda AC Milan oo haatan safar ciyaareed oo ay iskugu diyaarinayso fasal-ciyaareedka cusub ee 2016-17…
Read More » -
Ameerika
Luis Suarez oo TAALO looga taagay dalkiisa Uruguay iyo taageerayaasha oo ku camirtay….+SAWIRRO
(Uruguay) 29 Luulyo 2016. Weeraryahanka Barcelona Luis Suarez ayaa TAALO lagu sharfayo looga taagay dalkiisa hooyo ee Uruguay laakiin taageerayaasha…
Read More » -
Italy
Paolo Maldini oo SADDEX bilood gadahood waayay Aabihii iyo hooyadii
(Italia) 29 Luulyo 2016. Kabtankii AC Milan Paolo Maldini oo waayay aabihii bishii Abriil ee la soo dhaafay ayaa misane…
Read More » -
Suuqa
Heshiiska uu Paul Pogba ugu biirayo Manchester United oo faah faahsan…Miyuu ka mushaar qaalisanaan doonaa Rooney iyo Ibrahimovic?
(Manchester) 29 Luulyo 2016. Laacibka France u dhashay ayaa ku dhaw in uu dhammeystiro ku biiridda Old Trafford isaga oo…
Read More » -
England
Hadda kaddib Twitter-ka ayaad ka daawan doontaa Goolasha cayaaraha Premier League iyo goos gooskooda
(England) 29 Luuliyo 2016 – Dadka jecel ciyaaraha Kubadda Cagta Ingiriiska iyo Ireland ayaa xilli ciyaareedka cusub 2016-17 waxa ay…
Read More » -
Afrika
Madaxweyne Cumar Al Bashiir: “90% dadka Reer Sudan waxay taageeraan Barcelona”
(Khartoum) 29 Luuliyo 2016 – Xidigga Kooxda Barcelona ee Waddanka Spain Lionel Messi ayaa Funaanaddiisa lambarka 10’aad oo xambaarsan Saxiixiisa…
Read More » -
England
DAAWO MUUQAALKA: Goolkii madiga ahaa ee ay Atletico Madrid kaga badisay kooxda Tottenham
(Melbourne) 29 Luuliyo 2016 – Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee Waddanka Spain ayaa 1-0 ku martay naadiga reer England…
Read More » -
England
Zlatan Ibrahimovic oo lagu daray 23-ka ciyaaryahan ee kooxda Man United oo u safraya Dalka Sweden
(Manchester) 29 Luuliyo 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku dhawaaqday 23-ka ciyaaryahan ee u safraya Dalka Sweden,…
Read More »