Paul Pogba oo LABISKAN ku qishay in uu ku foolleeyahay Manchester United

b2-27

(Mancehster) 28 Luulyo 2016. Paul Pogba ayaa baraha bulshada ku bixiyey qish weyn oo ku aadan in uu ka tagayo Juventus.

Xiddiga Juventus waxa ay Instagram-kiisa soo dhigay sawirro uu gashan yahay koofiyad cas iyo kabo cas cas.

Arinkanw waxa uu sii dhidayaa warkii la xiriiray in xiddiga uu ku wajahan yahay Mancehster United.

Pogba oo xagaagan oo idil lala xiriirinayey United waxa ay talaabooyinka ka farxinayaan jamaahiirta kooxda.

Wararka qaar waxa ay qabaan in Pogba shan maalin uun u jiro Old Trafford hayeshe labiskiiisa ayaa sii kiciyey.

Faransiiska waxa uu afar sano kahor United bilaash uga aaday Juventus.

En route 66 👊🏿 on route 66 #holidays #route66

A photo posted by Paul Labile Pogba (@paulpogba) on

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close