Kooxda Inter Milan oo booqatay xarunta Qaramada Midoobey + Sawirro

(New York) 28 Luulyo 2016 – Kooxda Inter Milan ayaa markale booqatay xarunta QM ee New York jeer ay Maraykanka u joogto tartanka horyaallada ee ICC oo halkaasi ka soconaya.

Kooxda oo sameeynaysa Summer Tour 2016, ayaa wada shaqayn jaalinimo la leh hay’ado ka tirsan QM sida UNOSDP iyo UNDP, kooxda Inter ayaa horay 2 jeer u booqatay xarunta QM, sanadihii 2012 iyo 2014.

Yeelkeede, markan waa kooxdii oo idil oo dhigeheedii iyo udbeheedii wadata.

b b1 b2 b3 b4 b5 b7 b8 b9 b10

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close